Cabdullaahi Ciise
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cabdullaahi Ciise Maxamuud عبدالله عيسى محمواد waxuu dhashay uuna geeriyooday (1922-1988), Allahaa u naxariistee waxa uu ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya. Wuxuu ahaa halgamaa door weyn ka ciyaaray madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliyeed, wuxuu kale oo uu ahaa raiisul wasaarahii ugu horeeyey dalka Soomaaliya ay yeelato ee dowladii daaqiliyada ahayd inta aysan Soomaaliya madaxbanaanida helin.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Quick Facts Cabdullahi Ciise عبد الله عيسى, Ku dhashay ...
Cabdullahi Ciise عبد الله عيسى | |
---|---|
Ku dhashay | November 11, 1922 Afgooye, Italian Somaliland |
Dhimasho | March 11, 1988 (Da'da 65) Rome, Italy |
Ka horeeyay | Ra'iisal Wasaarihii 1aad |
Ka dambeeyay | Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal |
Xisbiga siyaasadeed | Somali Youth League |
Close