Kolombiya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Kolombiya (República de Colombia) Waa jamhuuriyad kutaala, Ameerikada koonfureed. Dahnka waqooyi waxay xuduud kala wadaagtaa, Badda Karabiya. Dhanka bari waxa kaga aadan wadamada Fanansuwela iyo Barasiil dhanka koonfureedna waxa kaga beegan wadamada Peru iyo Ikwadoor galbeedkana Banama iyo Badweynta Baasifik. Caasimad waxa u ah Bogota.
Quick Facts República de Colombia Jamhuuriyadda Kolombiya, Qaarada ...
República de Colombia Jamhuuriyadda Kolombiya |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Qaarada | Ameerikada koonfureed | |||||
Caasimada | Bogota |
Close