Ma'muun
From Wikipedia, the free encyclopedia
abuu cabaas cabdulaahi ma'muun bin haaruun rashiid (afka carabiga; أبو العباس عبد الله بن هارون الرشيد) waa kan todobaad ee khulafada cabaasiyiinta, wuxuu taliyay laga bilaabo 813 ilaa uu ka dhintay 833, waqtigiisa waxaa hormaray aqoonta iyo afkaarta maadaama uu qeyb ka geesan jiray[1],
Quick Facts Al-Ma'mun المأمون, Khaliifka todobaad eedawladii cabaasiyiinta ...
Al-Ma'mun المأمون | |||||
---|---|---|---|---|---|
| |||||
Khaliifka todobaad eedawladii cabaasiyiinta | |||||
Xilka | 27 September 813 – 7 August 833 | ||||
Ka horeeyay | Al-Amiin | ||||
Ku xigay | Muctasim bilaah | ||||
Dhashay | (786-09-14)Sebteembar 14, 786 Baqdaad, khilaafda cabaasiyiinta | ||||
Dhintey | Agoosto 7, 833(833-08-07) (da'da 46jir) dursuus, khilaafada cabaasiyiinta, hada Mersin Province, Turkey | ||||
Ku aasan | Masaajidka weyn ee dursuus | ||||
Xaasaska |
| ||||
Issue |
| ||||
| |||||
Dawlada | Dawladii Cabaasiyiinta | ||||
Aabo | Haaruun Alrashiid | ||||
Hooyo | Marajil Umm Abdallah | ||||
Diinta | Muctazili |
Close