Saint Petersburg
From Wikipedia, the free encyclopedia
Saint Petersburg (Af Ruush : Санкт-Петербу́рг) horay waxa loogu magacaabi jiray Leningrad (Ленингра́д 1924-1991 intaas kahor waxa ay lahayd magaca Petrograd (Петрогра́д 1914-1924) waa magaalo kutaala dalka Ruushka waxa ay kutaalaa waqooyi galbeed wadanka Ruushka waxa ay kutaalaa duleedka Wabiga Neva Bariga Gacanka Finland ee Bada Baltikska. waana mid kamida magaalooyinka qaarada yurub ugu waawayn dhanak dhaqanka.