Xaflad
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xaflad (Af Ingiriis : ceremony; Af Carabi : ar) waa dabaaldega iyo damaashaadka arin farxad leh taasi oo salka ku heeysa guul iyo gaadhista hadaf. Xafladaha noocan ah waxaa loo dhigaa arimaha muhiimka ah sida arooska, dhalashada, qalinjebinta iyo guud ahaan arimaha guusha nolosha ku salaysan. Dunida maanta waxaa ka jira nidaamyo iyo caadoyin badan kuwaasi oo ku salaysan dhaqanka, dhaqaalaha, wadanada, diinta iyo nolosha.
Aroosyada badankooda waa dhacdooyin farxad leh.