Xajaaj bin yuusuf
From Wikipedia, the free encyclopedia
Xajaaj bin Yuusuf Al-Saqafi (Afka Carabiga; الحجاج بن يوسف الثقفي) waa gudoomiyaha Umawiyiinta ee Ciraaq iyo Xijaaz, waxa uu noolaa ( هـ 41 - 95 = 660 - 714م) waxa uu caan ku yahay dulmigiisa badnaa iyo dilkiisa dadka. Cabdi Malik ayaa u dhiibay hogaaminta ciidankiisa, waxa uu kula dagaalamay ibni zubeyr Makka ilaa uu ka dilay, ka dib waxa uu noqday gudoomiyaha Xijaas, hadana waxa loo badalay maamulka Ciraaq iyo Mashriq oo dhan, labaatan sano uu xilkaaas haayay wuxuu daacdnimo dhab u muujiyay khulafada Umawiyiinta, waxa uuna dilaayay cid kasta oo daacadood ka baxa.