Cumar Sharmaarke
From Wikipedia, the free encyclopedia
Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed
Quick Facts 13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya, [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] ...
Cumar Sharmaarke | |
---|---|
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya | |
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] | |
Xafiiska 24 Diseembar 2014 ā 1 Maarso 2017 | |
Madaxweyne |
Xasan Sheekh Maxamuud Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
ka horeeyay | Cabdiweli Sheekh Axmed |
Ku xigay | Xasan Cali Khayre |
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]] | |
Xafiiska 14 Feebaraayo 2009 ā 21 Sebtembar 2010 | |
Madaxweyne | Shiikh Shariif Shiikh Axmad |
ka horeeyay | Nuur Xasan Xuseen |
Ku xigay | Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar) |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay |
(1960-06-18) 18 Juun 1960 ( 63jir) Muqdisho, Soomaaliya |
Xisbiga | ka madax banaan |
Alma mater | Jaamacada Carleton |
Saxiixa |
Close
wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas .[1]