Dhulbare
From Wikipedia, the free encyclopedia 0
Dhulbadhe, Dhulbare (Af Ingiriis : equator; Af Carabi : arā) waa xariiq qaloocanoo ku soo meereesto soo wareegta goobada meere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.
Sida caadiga ah, Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oo dhulka u qeybisa Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex marto biyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.
Guud ahaan, dhamaan meerayaasha koonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.[1]