Gujis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gujis (Af Ingiriis : submarine) waa gaadiid biyo-mareen ah taasi oo quusta biyaha hoostooda ayadoo wada dad, hub, alaabo iyo badeecad. Gujisku wuxuu ka samaysan yahay farsamo bir ah, taasi oo u suurtgelisa in biyuhu soo dhexgalin.[1]