Lisa
Heesaa Tayland / From Wikipedia, the free encyclopedia
Lalisa Manoban[2][3][4] (Tayland: ลลิษา มโนบาล; dhashay Pranpriya Manoban, ปราณปรียา มโนบาล; Maarso 27, 1997), oo sifiican loogu yaqaan magaca Lisa, waa heesaa reer Tayland ah oo deggan Koonfur Kuuriya. Waxay xubin ka tahay kooxda kooxda Blackpink ee hoos timaadda YG Entertainment.[5]
Quick Facts Ku dhashay, Sanadaha Shaqada ...
Lisa | |
---|---|
Ku dhashay | Pranpriya Manoban (1997-03-27) Maarso 27, 1997 ( 27jir) Gobolka Buriram, Tayland |
Sanadaha Shaqada | 2016–hada |
Saxiixa | |
Xirfad muusik | |
Nooca fanka | K-pop |
Qalabka | Cod |
Calaamadaha | YG Entertainment Interscope Records |
Falalka la xiriira | Blackpink YG Family |
YouTube information | |
Channel | |
Macaamiisha | 8.1 milyan[1] |
Wadarta aragtida | 321.8 milyan[1] |
Updated: 2021 | |
Close