Thiin (cillanaad)
aadan / From Wikipedia, the free encyclopedia
Thiin ama Tiro (ingiriis: number; carabi: عدد) waa xuddunta xisaabta aan maalin kasta isticmaalno, taas oo ka bilaabanta eber (0) kuna dhamaata meel aan la aqoon.
Habka tirooyinka ee Xisaabta | |
Aasaas | |
Tiro tirsiimo {0,1,2,3..} | |
Gutinno dheedheer | |
Quaternion () | |
Tirooyin gaar ah / ee kale | |
Nominal | |
Liiska ma doorsoomeyaasha | |
π -
e -
√2 -
√3 - |
- Kani waa maqaal ku saabsan tirada xisaabta.
Sida eey isku raaceen khubarada xisaabta ee dunida, tirada la isticmaalo waxaa ugu badan Tiriliyan oo ka sameeysan sadex iyo toban god (hal tiriliyan = 1'000'000'000'000) Laakiin intaas kuma eeka tiradu oo waa la sii wadi karaa ayadoo la isticmaalayo qaabka loo yaqaan (x10) oo u dhiganta ku dar toban eber.