Song Qian (宋茜; dhashay Febraayo 2, 1987), Loo yaqaan Victoria ama Victoria Song, waa heesaa Shiinees ah, atariisho iyo moodel caan ku ah shaqadeeda xubin ka ah kooxda gabdhaha Koonfurta Kuuriya f(x).[1]
Quick Facts Magaca Saxda, Ku dhashay ...
Victoria Song |
---|
Song ee 2017 |
Magaca Saxda | 宋茜 |
---|
Ku dhashay | Song Qian (宋茜) (1987-02-02) Febraayo 2, 1987 ( 37jir) Qingdao, Shandong, Shiinaha |
---|
Xirfad muusik |
Nooca fanka | |
---|
Qalabka | Cod |
---|
Sanadaha Shaqada | 2008–hada |
---|
Calaamadaha | |
---|
Falalka la xiriira | |
---|
|
Close